(Daawo Sawirro) Axmed Madoobe oo dalab Muhiim ah hordhigay danjire Carlo Campanile

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay Danjiraha Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo Campanile. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaalada Soomaaliya gaar ahaan Amaanka iyo dib u kabashada. Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka waxaa kale ii diirada lagu saaray hananka maalgashiga Talyaaniga oo … Continue reading (Daawo Sawirro) Axmed Madoobe oo dalab Muhiim ah hordhigay danjire Carlo Campanile